Scroll Top

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali ( Cryptocurrency Course )



Salaam

Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
๐Ÿ“ž WhatsApp link https://wa.link/zjb442 ama +252905582875

๐Ÿ‘‰ My Website https://gellebashir.com/

๐Ÿ‘‰ Subscribe-garee Newsletter-keena https://mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5vn8c12

๐Ÿ‘‰ Register Binance – https://accounts.binance.com/en/register?ref=306044916

๐Ÿ‘‰ Register Crypto.com Exchange – https://crypto.com/app/cx5hv7qvkv

โœ… FOLLOW ME ON INSTAGRAM https://www.instagram.com/gelle_bashir/

โœ… SUBSCRIBE GUYS

Gelle Bashir Academy:
๐Ÿ‘‰ https://gellebashir.com/lms/

source

Related Posts

Comments (48)

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali ( Cryptocurrency Course )
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
๐Ÿ“ž WhatsApp link https://wa.link/zjb442
๐ŸŒŽ Gellebashir.com

Ustadaw coinex account Malaga sameysankaraa

Siden isku diwangaliyaa ardeynimo

Hada rawa inaa barto mrka wxan u bahanhy sharaxaad dheraad ah sxb ee ma iifaa iiden kartaa

wad ku mahadsan thy juhdiga iyo waqtiga aad no hurtay waxan rajeynaya inan cilmi bdn ka faidno courses kan.

Teacher caawin ayaan u baahan ahaay

Ilahad adiga xayesiin samenayo ado ka shaqenayo ma so dhigi kartit

Ustad qofka aan passport haysane account ma samaysan karaa

Dadk haawlin niyo waxaag wab kacg hdaad taqno ad lacg kasme3y lahaa youtubka ma istcaamleyn๐Ÿคฌ

War hadduu jiro qof iibsaday course ha ii soodiro fadlan

What's the optimal strategy for someone with around $5000 or even less, to begin trading cryptocurrencies today?

Asc macalin geelle bashiir in ayaa iska diiwan galiyaa couserda

Sxb dadka waad udadaalaysaa in aad wax fahamsiso lkn dad badan aan kamid ahay tartiibta ay wax kufahman fahmo culays darteed hhh marka no tartiibi taada kale website dhisan oo google adsence lodabay maheli karaa qidmada wan dhibanayaye

M.allah horey usoco Gelle Bโค

Commnetyada dib ugu noqo Course ka Part part ma lo gadaya mise asago complte ahba la gadanayaa Mideda kale Dadka uma so jawabaysa

Crypto lacag ah isoo dhacaday kadib waxa layirin. somaliaya laguma saari karo

Wll waxaa rabaa inaa si daacada
Kugu sheego baahida aan uqabo corsiga bologinka fadlan wll icaawi waxaa ihaysa dhaqaalo yari

Gelle bashiir Waxaan sxb Aad kuugu xiran Marka Waxaan Kaa doonayaa inaad kasooo hadasho Nolosha dalka masar sidaad uga Soo hadashay Uganda iyo wadamo badan Oo kale what'sAppkana Waan kaala Soo hadlay

Video 1 mar laiib sanayo kasoodheg markaan dhamayno barashada intuu doono hasocdo Video gas 100 saac xitaa wacadi in sha Alahโค

Masha alaha wala YouTubka wan ku cusbahay icawi waxan ahay hoyo guri jokto

Walal ado mahadasa ma heli kara nabarakaga gacanata

Lacagta wax lagu baranayo waa isma

Geelle, Koorsadaadu kuma jirto kala saarista xalaasha iyo xaaraanta waayo waxan ognahay suuqaan xalaal iyo xaaraan waa isugu jiraa mise waxad kamid tahay ragga aamisan in Suuqaan aysan xaaraani kujirin?

zxp adoo isticmaalo forex and cryptocurrency and wixi lamida oo waliba lacag kasamee maad nogu deeqdid free ahan course ahaan

Ustad Halkaan course oo kaliya miyaa

@Gelle Bashir Su,aal maclin ?
Binance waxaan ka gatay coin waxaana ka sameyay faa,ido lacagta faaidada kaliya mala bixi karaa ayadoon lafaha ama inata coin aan gatay Aysan waxba iga go ayn ?

Asc ustaad application oo maal gashay ii bishii lacagtaan ku maalgashtay ka helay maijiraโค

Courseku waqti miyuu leeyahay uu ku xirmo mise halmar lacagta la bixinayaa ustaad

Macalin oo sidee ku ogankaraa

Xiliga qiima dhimista jirto

Walaal waxaan jogaa garoowe waxaan ahay hooyo 5 caruura haysata odagu UN u shaqeeyaa wuxuu bishii bil ii siya 600 boqol bil bes waa marayn wayey ina wax save gareyo rabaa bal talo isii lacagta ii maree ustaad

Somalia adigoo jooga mala maalgashan karaa cryptocurrency? maxaasa la iga baahanahay?
@walaal Geelle

Ustaadii course da trade kuma jirto miyaa trade aad uku baahna ustaad

Ani ingiriiska ma aqaan marka
Mabara karaa sooshaal miidiya
Inaa kusoo biiraa rabaa

Ustaad 2139 exchange ka soo hadal

Hadaad tahay qof doonaya inuu barato crypto farrintaydan akhti
__________________________

Ugu horrayn Wiilka Bashiir la dhaho wuu ku mahadsanyahay dadaalka uu bixiyey lknse sida runta ah marka looga hadlayo crypto ama Laga hadlayo aqoonta crypto ee qofka ka saacidaysa inuu lacag ka sameeyo crypto inta uu wiilkani sheegay waxa ay ka noqonaysaa alphabet ama (B, T, J) mana aha wax lacag Laga bixiyo, waayo YouTube ka ayay ka buuxaan iyagoo biaash ah oo waliba afsomali ah. Waxaana la dhahaa aasaasiyaadka crypto dhalinyaro badan oo soomaaliyeed ayaa ka duubay muuqaalo dhammaan mowduucyada uu hada geelle sheegay iyagoo biaash ahna YouTube ka ayay kabuxaane ka raadso kaasi waa qodob.

Qodobka 2aad: maxaad u baahantahay inaad barato si aad crypto lacag UGA samaysid?
Si aad crypto lacag UGA samaysid waxaad u baahantahay inaad baratid xirfadda loo yaqaano Analaysinka(analysis) waana xirfadda ugu muhiimsan marka la joogo suuqyada financial markets-ka waxayna u kala baxaan saddex nooc oo kala ah
1. Fundamental analysis
2. Technical analysis
3. On-chain analysis
Saddexdaa waxaa Soo raaca oo muhiim ah risk management iyo market psychology. Haddaba wll markad tahay qof dhalinyaro ah oo somalia jooga jeebkisuna xunyahay uma baahnid inaad waxyaabo aad bilash ku heli kartid in lacag lagaaga cuno.
Dhalinyaro waxaana idin leyahay be smart, Geellana waxan leeyahy bro waxaad dhigaysid aqoon u yeelo sidoo kale qurbaad joogtaaye caddanka wax la qaybso haku Soo hoos noqon dhalinyarada afrika ku silcaysa jeebkoodee, haddii kale wax u qalma lacagtooda la imow.

Walaalo hadakaada waa only me tartiib oo kala dhig dhigan uhadal maadaama wax aad noo sharxeysid shukran๐Ÿ˜Š

Kasoo hadal plz wll 2139 exchange ๐Ÿ˜ข

Leave a comment